《Sara》
Qeebta kore ee iskuulka ayan iska aaday
Mexee saan igudhacaysa adiga maxan sameyay ee liga goynaya runtii hooyo iyo walalhey ayan uxiisay ficnaleheeda ina habiinkas ayaga raacilaha dhibaatadan dhan ma'mareen hadan rabo inaa ooyo xita ilmada igama imaneeyso xita maxasuusto markii igu dambeysay aan qoslo
Hurdo aan kasoo kacayn baan raba inaa hurdo .
Hoos ayan usoo dagtay sidan usooqato buugayga jadib nah aan kulabto kor lakin markaan fasalka gan isdhahay waxaan arkay buugayga oo meesha yalo aasgoo lajarjaray biyo nah kudhexjiro
Kor ayan usooqaday asigoo biyo kada'aayo maya sidan masa meykaran heerkan dhan magari karan
*waw macalinka cashar ayan udigtayee walay*
ezro aya ugudhahay buugii ayan wajiga uga dhuftay
"Soo kumadhihin igada dhibaa datan aa iguwadid waxkale aaqabatid meheesid miya intaanan ka eheen ina aniga habol igadhigatid"
codkayga qeeladiisa dadka dhan ayaa nasoo firiyeen
"Sidan dhan inaa doqon utahay uma maleyneen heerka aad buugayga sidan ugasho" ayan kudhahay
*aniga waxbo masameyn sara waxwalba aniga iguma eedenkartid*
"Waxwalba oo igudhaco adigaa iigeystay ezro... Waxwalba"
inaa ooynayo iyo inkale xita masheegi karo
Xanaaqa wajiga ezro kamuuqdo iyo dadka sidee noo firinayan ayan kubararugay inaa buuga mesha kutuuray ayan baxay lakin ezro ayaa gacanta igaqabatay
*iraaligali" ayuu dhahay
"Yaah" ayan kudhahay anigoo yaaban
*iraaligali ayan kudhahay sidee wax aanan sameyn igu eedeysa iraaligali ayan kudhahay*
"Malaga yaabo gacanteyda iisida"
*waad kashalaaynesa gabar yahay*
Gacantiisa ayan iska fujiyay waana katahay
《Ezro》
Weyka shalayneysa waa balan
Waa balan ineyka shalayso
[Malinka xigtay]
Dadka hortood ayan buug wajiga iga dhufatay? Mexay isku maleysa yey ismooday
《Sara》
Markan iskuulka imaday hore ayan ka aaday qanadeyda sidan buug ulasoo boxo maxaayelay xiisada ugu horeyso waa xisab qaanada markan furay bo buuwagtay iyo biyo aya kasoodatay
Buuwagtay dhan buuwagtay dhan wey qoyen waxwalbo oo qanada igujiray wey...wey igaqoyen dhulka ayan fadhiistay sidan ugaraadiyo mid..mid aanan qoyin mesha ayaan fadhiyay anigoo layaaban waxa aan sameeyo geesahey ayan firiyay ayaga dhan sidi inee isigaayen ookale ayay ii firinayaan
ayaga ayaa sameyay dadkaan aniga miyay camal igadhigten itaa istaagay ayan kudhahay
"qosla qosla maxaad sugaysiid soo wax luuqoslo ma'aha
QOSLA AYAN NIIDHAHAY WACALAYAHOW QOSLAAA"
qeelada aan qeliyay qof hadlay maleh
"Maxaa mahadleysan miya hah aaway aawoodin aaway hah qof anigaa sameyay dhahaayo majiro miya"
haye toos ayan qolka kamirada u aaday lakin ninka wardiyaha mashaqey neso ayuu dhahay aniga inaa iska horleexiyay ayan qolka hore ugalay lakin indhahayga ayan ku arkay ineesan shaqeyneen
"Waxaan dhan waalagasoo shaqeyay soo ma'ahan" aniga...aniga ayay raban inee iwalaan
Sidee sidan iigu maseyn karan iyaga
Maxaa....maxan kusameyay doqomiintan
Malinkii oo dhan fasalka kama bixin
Kursiga ayan kadhiyay miiska ayan firinayay subixii ilaa galabkii maxan sameya
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
Waa waalanraba
👋🏻🥺hi guys waxan rajenaya inaa kuraxesaten sheekada🥺😭part8 lasoco aakadaran😭bye
YOU ARE READING
Aabo dartiis
Short Storysarah waa gabar 18jir ah familkeed dhan weedhinten lagarebo aabahed kasoo marwalbo uu arko jirdilo wayo waxeysoo xasusisa ayaga marwalbo nah ayada ayuu ku'edeya dhibaatadii kudhacday qoyska lakiin hal wiil oo iskuulka ladhigto markuu ogadaan muxuu s...
