Sobixitaankii

41 2 0
                                    

Ayan waxey aheed gabar  cuuryan ah oo garguurato. Ayado yar ayaa hooyadeed dhimatey oo ayeeyo kooris. Ah oo weligeed dhib arag,oo u maleyn jirtey in ee waligeed ka so ag dhaqaaqen ayeeyded hal mar xiita ma seexan meel ee ayada joogin  aad ayeey u jecleed waxa sido kale, aad u jeclay abtiyaashed oo so koriyeey. Malin ayago iska faraxsan ciida oo dhan ayaa waxa yimid abaheed iyo adeeraded oo leh ha is diyaariso waa ee baxeysahe dadki dhan  yaab. Xagee aada ee la so boodey ayado? Ee la so boodey ayadoo yaaben. Abaheed aa ku yiri waxad adeeysa dibada oo lagugu so daweeyna. Ayan waxa ee eheed gabar aan socon karin oo garguurato ayadoo yar ayeey noqotey siidaas  oo waxa ku dhacay cudurka dabeesha ama polio lkn, ayada weliiged niyada ma gashan in ee naafo tahay sawabto ah waxey is dhihi jirtey marki aad weynato waad soconeysa lkn waalidkeed marna kama quusan in ee gabadhooda mar u socon doonto markasta wey u duucey jiren. Maliinti la dhahay waad bixi waa ee xanaqdey cunto waa diidey ila marki  ayeeydeed ku sasabtey waad so noqon oo Nairobi bis le tagee adeerka aa ku raacayo ee so bax ayadi waa yeeshay sawabto ah Ayan ayeeydeed aad a yey u jecleed weligeed hadal kama diidin

You've reached the end of published parts.

⏰ Last updated: Apr 06, 2021 ⏰

Add this story to your Library to get notified about new parts!

Ayan Where stories live. Discover now