ch1

2.1K 131 10
                                        

Wax HorDhaC ah MaLaHan SheekaDan HaDana aYnU GuDo GaLnO

       HaLkan waxa jiifta gabar taas oo qawn jidhkedana ka muuqdan dhawacyo aad u tiro badan isla marki waxa u imanayo nin wuxuna ku shubaya biyo qabow wayna boode Yn:een mudane maxad iigu shubty??:kac ban ku idhi kana bax qolkyga Yn waxay isku da...

Oups ! Cette image n'est pas conforme à nos directives de contenu. Afin de continuer la publication, veuillez la retirer ou mettre en ligne une autre image.

      
HaLkan waxa jiifta gabar taas oo qawn jidhkedana ka muuqdan dhawacyo aad u tiro badan isla marki waxa u imanayo nin wuxuna ku shubaya biyo qabow wayna boode
Yn:een mudane maxad iigu shubty
??:kac ban ku idhi kana bax qolkyga
Yn waxay isku dayaysa inay kacdo lkn markay saas u kacdo lugahay xanuun bdn ka dareemaysa sariirtyna dib ugu dhace taas oo ka xanajisay ninki hortagna timaha intu ka qabtuna dibada u tuuraya
Yn:lkn mudane waan qaawanay wax aan isku asturo iiso dhib ama dharkyga isii (ilin)
kor iyo hoos intu ka eego ayuu ku dhahaya
??:waxba igama kaa galin qolkyga wasaq uma baahni ee wajigagan qaabka daran iga hor leexi (qayli)
Yn:Jungkook.....
Lkn intyna wax kle odhan albaabku ku xidhaya iyaduna iyado xishonaysa oo ilmaynaysa ayay qolkeda gale isla markasna musqushy ku orde wayo hadu hoos u dago uu arko iyadon waxba u diyarin wuu ciqabaya
Way so maydhane kadib hoos u so dare quracday u diyarine kadib miiskayna ag istage
Jk hoosbu uso dagaya miska cuntada marku imaadana wuu fadhisana marku sas cuntada u dhadhamiyana markiba wuu tufa
Jungkook:YAA KARIYAY CUNTADAN AAN DHADHANKA LAHAYN(qaylo)
Yn:mudane aniga iyaDo gariraysey dhahe
Jungkook:ADIGU CUNTA FICN MA KARIN TAQANID MIYA WAXAY WAXAN cuntadi miiska sarnayd dhan bu daadina ynbu so timaha so qabana dharbaaxshuna ku dhufana yn dharbaxsahada darteed way suuxe
Jungkook:hye drama daadi miyad bilawday kicibu maga lkn uma kacayso kadib meshu ku tuura shaqalaha dhana wuxu u sheega in aan cunto afka lo sarin meshana laga qaadin
Shaqalaha:amarkaga jiro mudane jeon
Jungkook wuu baxa imagine dib xata u so eegin yn

Time skip :
Saacado badn kadib yn wayso kace iyadon wax hadala dhihina qolkeday gale
Yn:JUNGKOOK IISHEG SABAB AAD SAAN IGU SAMAYNAYSA WALIGAY HADALKAGA QAADAN JIRAY AADBAN KU JECLA LKN JACAYL KI MAXAD IGU BADASHAY WAAN KU NECBAHAY JEON JUNGKOOK (crying)
Yn: jungkook waad ka shalayi doonta waxad igu samaysay
 
Habeen
Jungkook gurigi imana wu so qubaysana kadib miiska cashadu imana
Jungkook:Sofia
Sofia:hee mudane
Jungkook:iyada away
Sofia:pove
Mar walpa muxu naagtas xunta ah uga fikira horta ashhhh yn waa balan inan gacantayda kugu dilo
Jungkook:SOFIA IGU KOR FIKIR MIYAN KU DHAHAY SIDE SUAL AYAN KU WAYDIYAY
Sofia:sorry mudane(naxdin)
Jungkook:DHAQSO HALKAN IIGU KEEN AYAN KU DHAHAY(qaylo)
Sofia:hye mudane(cabsi)
Sofia markay saas qolka yn ku jirtay uso gashay way qayline(naxdin)
.
.
.
.
.
.
.
.

.
.
.
.
.
.
.
Hye guyz see waye xalqadan waxan ahay gabar cusub ma iso dhawaynaysan sido kle waxad ii awoodo ii tabo

Vote +comment+ follow

MY TIMEDes histoires addictives. Découvrez maintenant