Introduction

23 4 0
                                        

* Isabella (Iso), 18 — high school, la nool aabaheed, eedadeed iyo Reem.
* Reem, 14 — kibir badan, hooyadeed ayay aad u jeceshahay, Isabella-na way ku gumaysataa. oo ka baqaysa in Isabella ay wax kasta ka qaadato.
* Mr. & Mrs. Alex — waalidka qoyska Isabella.
* Sofia, 18 — saaxiibta ugu dhow Isabella, daacad ah, iyadana waalidkeed Mr. & Mrs. Lee ayay la nooshahay.
* Denial, 35 — King of Mafia-da Italy, CEO iyo mulkiile shirkado badan, waalid ma leh, Rm waa qofka keliya ee uu si dhab ah u aaminayo.
And he is sexy 🔞 and very hot
* Rm — saaxiibka ugu dhow Denial, sidoo kale mafia ayuu ku jiraa, shirkado ayuu leeyahay, waalidna ma leh.

Boqorka mafia-da wuxuu moodayay inuu wax walba gacantiisa ku hayo.
Laakiin mararka qaar, waxa ugu khatarta badan ma aha cadawgaaga...
waa qofka aadan waligaa filayn inaad jeclaato.

Hablo marabo sawiro inaan isticmaalo idinka maskaxdina ka sawirta 💋💋❤️

The king of mafiaLa tua prossima ossessione. Scoprilo ora