Part title

464 49 4
                                        

Tae hoyo hanoqonin qof danesto ah wiilkaga dartisa tani wexe burburine nolol badan kafikir yn se dareme Marke ninkeda ku aragto naGkle side dareme gawadha an gursanayo hade ogato kaliya ina ugursanayo canug ine idhasho kaliya hoyo yn Waa jaceylkeyga maku samenKari midan ayada
Marku tae saas dhahy mesha wuka Kacy yn uu gacanta qabtay wuna ka baxay guriga inta wadada lamaraye midna midka kle lama hadlin
Tae Wu amusna garigana wukaxenaye yna ilaa guriga we oynesay
Waqti kadib guriga ay imadeen
Tae faresh uu iska so dhigay yn musqusha ay ku jirtay tae wuxu maqlay dhawaq ka imanayo suliga wu kacay wuxuna aday Dhnka albaabka wuna xerna
Tae albaabka fur princes
Tae wuxu daremay walwal lkn yn albaabka Mafureso
Tae yn alpaabka fur hadikle Waa so jawina intu wax samenin kahor yn so dhaqaqday albaabka ay furtay wejigeda dhan wuxu ahaa gaduud
Tae marku yn sidan ku arky laabta ugaleyey markle wexey bilawday ine ku oyso gacmahisa intaskadib wuu so qaday sariirta uukenay wuxuna isku dayey inu dajiyo ugu danbeen wuku gulestay wax yar kadib yn we sexatay tae madaxa ukadhunkaday wexeyna adeen dhulka riyadoooda
Malinta xigtay
Yn wexe ku jirtay hurdo dheer kadib hurdeda waxa kaqasay qof shumiskisa wexe furtay indhaheda kadib wexe aragtay ninkeda oo dhinaceda fadhiya asiga wu udhola cadeyey wuxuna dhahy
Tae so kac xaskeyga quracda Waa diyaar
Tae gacmahisa uu ku qaday yn wuxu la aday suuliga wuxuna kacawiyey ine fresh iska so dhigto intas kadib wuxu ku fadhistay sariirta yn dhabtisa uu ku fadhisiyey
Wuxu so qaday miiska quracda gacmahisa uu ku qufiyey
Tae talenfinkisa so dhacy
Tae waayhy wan imanaya (cod qowow)
Yn Maxa dhacy tae
Tae hooyo waxa la geyey isbitalka
Yn lkn ...side
Tae ma aqano aniga xita
Lawadoda si dagdag ah ayee ku so baxeen wexena so aden dhanka isbitalka wexe arken tae abihiis oo mesha tagan
Tae aaabo MXa Ku dhacy hooyo
Mr Kim ayada wexe isku dayday ine isdisho wexeyna iska qashay xididka marka guriga ku labtay waxa arkay hoyada oo Miri la aan ah oo dhulka jiifto
Tae lkn sawab ay ujartay xiidkeda
Mr Kim ma aqano wiilkeyga
Wexe arkeen dhaqtar oo qolka kaso baxayo
Tae sidetahay ayada hada
Dr ayada miirkeda wu so labtay mana larawo in ay stress darento
Dagdag waxa imatay nersiska wexeyna tiri Dr ayada we didantahay ine qadato dawada Waa isku daynay wax badan lkn we diday
Dr mrkim lahadal ayada waxa umalrnaya ine stress hayo ayada wuxuna udaranyhy cafimadkeda
Dhamantood wexe so galen qolka ay mrs Kim ku jirtay wexe arkeen ayada oo sariirta jiifto
Tae wu uso dhawaday ayada wuxuna dhahy
Tae hoyo Maxa saan usamenesa ?
Mrskim Maxa samenaya?
Tae Maxa uqadanenin dawDa Maxa dhib isku gelinesa
Mrskim aniga waxa dhibkan umaraya wiilkeyga mustaqbalkisa mxa uguursan la dahy saa cunug uhesho ?
Tae fadlan hoyo mowducan markle habilaawin
Mrskim waayhy markle ha ila hadlin
Tae hoyo waa cafimadkaga fadlan qado dawada
Mrskim waxa jeclan laha Inaa dhinto
Tae mom sidaas ha dhihin marnaba adiga waxa rabta ina gursado so ma aha waayhy go ankaga wan tixgelinayaa lkn mid ogaw waxkasto oo dhaca adiga masuliyadeda qadayo marku saas dhahy tae mesha wuka tagay asigo aad xanaqsan
Yn mesha ay tagneed wena jarenesay indhahedana wey ilmenayeen kadib qolka ay kaso baxday
Hada mrskim mrkim oo kaliya qolka kuso haray
Mrkim wxu dhahy mid xasuuso jilinkan dhan yn marnba ma dhawicikaran
Marku saas dhahy qolka uka baxay

Habendanbo tae arooskisa isku so diyariya 🤸😭

Comment cod 💋💋💋

Untitled Part 1Where stories live. Discover now