information

2.2K 158 8
                                        

*Goobta*: Seoul, South Korea. 
*Xilliga*: Xilliga jiilaalka, sanad dugsiyeed cusub.

Kim Taehyung,30 jir waa professor cusub oo qurux badan, caqli badan, isla markaana si lama filaan ah loogu soo raray jaamacadda ay Yn dhigato

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.

Kim Taehyung,30 jir waa professor cusub oo qurux badan, caqli badan, isla markaana si lama filaan ah loogu soo raray jaamacadda ay Yn dhigato. In kasta oo uu yahay qof adag, haddana gudaha waxaa ka buuxa naxariis uu si qoto dheer u qariyo. Lacag iyo magac ayuu leeyahay, balse wuxuu dareemayaa farxad la'aan nolosha ah
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:

 Lacag iyo magac ayuu leeyahay, balse wuxuu dareemayaa farxad la'aan nolosha ah::::::::::::::::

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.

Yn, waa gabar 21 jir ah, ardayad jaamacadeed ah, kuna nool xaafad hoose oo magaalada ka tirsan. Iyadoo aan waalid lahayn, waxay ku korotay gacanta eeddadeed, oo had iyo jeer ku cadaadisa, kuna khasabta shaqooyin badan oo guriga ah. Si kastaba, Yn waa qof rajo badan leh, akhriska iyo waxbarashada si dhab ah u jecel.
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
:
;
:
:
:
Kulan lama filaan ah ayaa sababa in labadaas qof uu xiriirkooda si tartiib ah u bilaabmo — mid ka bilowda muran, laakiin u gudba saaxiibtinimo, kadibna jaceyl qarsoon. Laakiin markuu sir qarsoon kasoo dhex muuqato qoyskooda midkood, noloshooda wey is bedeshaa gabi ahaanba
:
:
:
:

 Laakiin markuu sir qarsoon kasoo dhex muuqato qoyskooda midkood, noloshooda wey is bedeshaa gabi ahaanba::::

Oops! This image does not follow our content guidelines. To continue publishing, please remove it or upload a different image.

Kim taehyung and yn










Hadaa ka heshaan waan bilabaya 😘

Qof Aan La FilaynStories to obsess over. Discover now