Hinata-----------5
Nolosha Leyla waxay isbeddeshay habeen qura, markii ay ogaatay in ninka ay u haysatay badbaadiyaheeda uu dhab ahaantii ahaa qofka burburiyay qoyskeeda. Inta u dhaxaysa jacayl waali ah iyo aargoosi kulul, Leyla waa inay doorataa hal waddo. Ma cafis baa mise waa dabin aysan ka soo bixi karin? Sheeko xiiso badan oo ka kooban sir, khiyaano iyo jacayl aan caadi ahayn