Somali-Maahmaahyo English

Somali-Maahmaahyo English

35.5K Reads 20 Votes 1 Part Story
Somali Book Club By SomaliBookClub Updated May 21, 2009

Maahmaahyo Somali iyo ingiriis ah



1. Aabayeelid li'ida goorta iyo goobta. Regardless of time and space. 

2. Aadane gef lagama waayo. To err is human. 

3. Aammusnaan waa oggolaansho barkeed. Silence gives consent. 

4. Af daboolan waa dahab. Speech is silver, silence is gold. 

5. Afkeennu waysu ammaan. Between you and me. 

6. Akhri sadarrada dhexdooda. To read between the lines. 

7. Ammin dumay dib uma soo laabto. Lost time is never found again. 

8. Aqooni waa awood. Knowledge is power. 

9. Aqoonla'aani waa iftiinla'aan. Learning is the eye of the mind. 

10. Aragtida qaanuunka. The eyes of the law. 

11. Awr hal waa loo tu'in karaa, ninse naag looma tu'in karo. Love cannot be compelled. 

12. Ballandarro waa diindarro. A promise is a promise. 

13. Baruur keliya baa baruuro qurmisa. One scabbed sheep infects the whole flock. 

14. Baryaaye waa aadane, bixiyana Eebbe weeye. / Dadku waa dalbade, deeqfidiyahana Daa'inka weeye. / Talo maaha aadmigu Tuu uur jecleystee, Hadba waa I...

  • english
  • somali-maahmaahyo
Mina_99 Mina_99 Mar 28, 2015
pretty much memorized this when I was four and always used it against ppl
AyaanHussen AyaanHussen Sep 11, 2014
run ahaantii maahmaahdu waa shay ama hibo iyo aftahan nimo aynu kaga duwanay umadaha kale ee aduunka korkeeda inagula nool  waan aftahanimo dhaxalgal ah  alle ha inoo siyaadiyo
AbdirahmanNative AbdirahmanNative Jan 16, 2014
waxaan ubaahanaahy in aan walaalahayga somalida ah noloshooda lawadaaafo
FaycalMedHabad FaycalMedHabad Oct 22, 2013
waaw walhi run ahaantiii waan islaha qof somali ah ayaad kaqaadan cilmi ku anfaca wanan kahelay runtiii halkan thanks very much
AlhosniMahbuub AlhosniMahbuub Oct 13, 2013
wow masha allah isma laheen qof somali ba so share gareenaayo macaluumadan aadka u faa'idida badan .thanks good job really:)
AbdiFataxDaacad AbdiFataxDaacad Feb 28, 2013
masha allah wlh runti mar kan aqriyey  qoraalkan  xasuus an cadi aheyn aya igashay waxan ugu mahat celinaya bahda so sotawisay