|
||||||||
![]() |
||||||||
|
|
||||||||
|
|
3
Gabar yahay galab bay ahayd xiligaad isoo gashay
gaban baan ahaayoo gaabsi ma oqoone gardariyo kulama soo galin waxaan la garanayne GAcalooy goortiiba waxaad ku guuxday inaynu is dhex galaaye anna waan gartoo kaa gudoomay xubiye adiguna gob baad noqotiyo waxaan lagaarayne inan yahay waxaan go.aansannay inaynu hawsha gabagabaynaaye adna gacantaad igaga qaadayoo kamaad gadaadicine aniguna garaadkaan gashaday inaan hantiyay guule Go,aan ku wuxuu ahaa guuriyo inaynu guri dhisnaaye gabal gaabse waxaad iila timid amuur gaar ah iyo wax i gubaye gaas baad igu shidayo geeda ololaaaya gardariyo waxaad iila timid xiriirkii inaad godin ku goysaaye godob kaama gelin maxaad igaga go,aysaaye guule eebaa ogsoon gidaarada agtiin iyo inaan kaa goobo gurigiin gocashaad igu dishoo qalbigaad iga gashiyo goob aan ogsoonahay dhul godan iyo god baad ii qodoo aakhira igaarsisay inagaase waxaan galabsaday layga gonayaaye guuboobi maayo abidkay ileen hagar maanan galabsane gobolada dalkeeniyo geesaha magaalada iyo gebi aduunyada gabdhaha ku nool gedi waxaan go.aan saday inaanan ugudbine maguuraan weeye caashaqay abidkii joogiye guur madoonayoo gablan baan rabaa hadii aadan isoo garine geeri iyo gabow hortood hadii aadan gacal ii noqone gooni goosad baan ahaanayaa hadii aadan i raali geline Godbuu i dhigtay caashaqu oo waa i gaba gabayaye gunaanad hortii iyo intuuusan i goyn ii gar gaaroo gacan iyo garab isii gunti hadalka sodonkaas gyglei waxaan ku soo gaba gabaynayaa gabar yahay ogow nabsigu waagabadaaye hadhowdii buu ku soo gelaayoo ku gagabiyaaye garo xaajadoo garwaaqso baan ku iri War hooy maguulaysto abidkii axadkii adoomaha guhaadshaaye
|
|
||||||
|
© WP Technology Inc. 2009
User-posted content is subject to its own terms. |